![Podcast Cover](https://d3wo5wojvuv7l.cloudfront.net/t_square_limited_480/images.spreaker.com/original/d3044a5b8844cade4d10e78051e9ad58.jpg)
Contacts
Info
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer. Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed...
show more
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer.
Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
show less

Ifiye Radio
Ifiye Radio
Xariir iyo Haboon Nuura
23 JAN 2023
Hay gabin-Faysal Cumar Mushteeg
22 SEP 2022 · Somali music
Heestii Haygabine iyo Fanaankii Faysal Cumar Mushteeg
Halgan-Suldaan Seeraar
10 SEP 2022 · Halgan-Suldaan Seeraar
Sanadguuradii ONLF ee 38-aad
Gar baan kuu dhiganayaa-Digfeer
7 SEP 2022 · Yassin Axmed Digfeer.
Dadkii kala gado qarsada
Waxbaa ka dhex guuxayee
Gar-baan kuu dhiganayaa
Gudoonkuna waa adigee
Gar-eex lama doonayee
Garawso waxaan ku dhaho
Nin gob ah ood gacal tihiin
Wiliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqneyn wax gara
Inuu gurigoo cidlo ah
Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo
Miyaanu gartaa laheyn
Dar-daarankii waad gaftee
Adoo fasax gaaban tagey
Maxaa GOBLE kaaga xidhan
Ma geel-baa kuugu dhalay
-----------------------------------------
Adoon gurro iyo canaan
Adoon gacan iyo dil qabin
Adoon gaajiyo dhib arag
Anoo Guri kuu sharaxay
Gasiinkuna kuu dhex-yaal
Wiliba Gobanimiyo sharaf
Adiga guudkaaga sudhay
Wiliba gacalooy ku jecel
Adoon ku maqneyn wax gara
Inaan gurigoo cidlaa
Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo
Miyaanan gartaa laheyn
Dardaarankii waad gaftee
Adoo fasax gaaban tagey
Maxaa GOBLE kaaga xidhan
Ma geelbaa kuugu dhalay.
Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
28 AUG 2022 · Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
Kii dhaba - Xaalima Khaliif
22 AUG 2022 · Kii dhaba - Xaalima Khaliif Magool
AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
17 AUG 2022 · AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
2 AUG 2022 · Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
11 JUL 2022 · Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
Axmed Aarshe-fino lama abuure
22 JUN 2022 · Axmed Aarshe-fino lama abuure
WAXBA HA IFAQUUQINO HA INA KALA FOGEYNINE FARXAD IIGU NOLOOW
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer. Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed...
show more
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer.
Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
show less
Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
Information
Author | Ifiye Radio |
Organization | Ifiye Radio |
Categories | Music |
Website | www.ifiyeradio.com |
ifiyeshow@gmail.com |
Copyright 2024 - Spreaker Inc. an iHeartMedia Company