Podcast Cover

Geedi iyo Gobaad

Get ready for what's next!

This podcast is gearing up to share something amazing. Follow now to get notified when the first episodes drop.

Geedi waa wiil 18 jir ah oo dhigta dugsiga sare. Wiilkaas hooyadii iyo aabihii way dhinteen oo waxaa lagu dilay dagaaladii sokeeye/ aargoosi ku saleysan aano qabiil. Sidaa darteed waxaa...

show more
Geedi waa wiil 18 jir ah oo dhigta dugsiga sare. Wiilkaas hooyadii iyo aabihii way dhinteen oo waxaa lagu dilay dagaaladii sokeeye/ aargoosi ku saleysan aano qabiil. Sidaa darteed waxaa soo korisay  ayeeydii oo kali ah. 

Ayeeyo Gobaad waa 68 jir. Saygeedi 28 sano ka hor ayaa asagana waxaa lagu dilay rabshada siyaasad ku saleysnaa. Ayeeyo Gobaad, waa waayo-arag wax badan usoo joogtay. Waa haweeney adag oo ay xigmad ka buuxdo, oo ay qadarin iyo qeemeyn u hayaan beesha ay ka soo jeedo, rag iyo dumarba.
show less
Information
Author Berghof Foundation
Organization Berghof Foundation
Categories Society & Culture
Website -
Email -

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Podcast Cover

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search