Sahra, Bashiir Cali Xuseen

Jun 6, 2019 · 6m 44s
Sahra, Bashiir Cali Xuseen
Description

Heestaan, Sahra, waxeey ka mid ahayd filim Soomaali ah oo la yiraahdo CALI AGOON oo uu qoray abwaanka isla markaasna ahaa ciyaaryahay caan ahaa oo ka mid ahaa kooxihii Seria...

show more
Heestaan, Sahra, waxeey ka mid ahayd filim Soomaali ah oo la yiraahdo CALI AGOON oo uu qoray abwaanka isla markaasna ahaa ciyaaryahay caan ahaa oo ka mid ahaa kooxihii Seria A-da ee dalkeena ee kubbada koleyga ciyaari jiray Maxamuud Cali Calasoow (Jaani Dheere) filimka waxaa dhigay kooxda Iftin ee wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta hase yeeshee nasiib xumo, lama soo bandhigin, sidaasna waxaa ku dhacay dagaalladdii sokeeye ee dalka.
Heestaan waxay ahayd xudunta filimka, waxaa erayada u sameeyey Daahir Jimcaali, halka uu xalankana ku laray isla Bashiir Cali Xuseen.
Heybad Radio ka dhageyso itune, spreaker podcast, youtube channel iyo baraha bulshada ee radiyaha.
show less
Information
Author Amina Sounds
Organization Heybad Radio
Website -
Tags
-

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Podcast Cover

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search