Heyna kala walwaalin, (AUN) Seynab Cabdullaahi Boostaale HINDHISO & Saciid Khaliif Cali
Jun 6, 2019 ·
9m
Download and listen anywhere
Download your favorite episodes and enjoy them, wherever you are! Sign up or log in now to access offline listening.
Description
Heestaan waxaa wada qaaday, fanaanniintii qaran ee Saynab Cabdullaahi Boostaale (Hindhiso) allaha u naxariistee iyo Saciid Khaliif Cali, waxeey ka mid tahay heeso xul ahaa oo aad loo jeclaa, haye...
show more
Heestaan waxaa wada qaaday, fanaanniintii qaran ee Saynab Cabdullaahi Boostaale (Hindhiso) allaha u naxariistee iyo Saciid Khaliif Cali, waxeey ka mid tahay heeso xul ahaa oo aad loo jeclaa, haye yeeshee nasiib-darro, badanaa heesta qolayaha Youtube-ka gashaday waxeey qaldeen, magaca fanaanadeennii heesta qaaday oo ahayd Saynab Hindhiso, oo midba cidduu doonay ku sheegay.
HEYBAD RADIO, ka dhageyso Itune & spreaker, ama baraha youtube iyo facebook uu ku leeyahay radiyuhu.
show less
HEYBAD RADIO, ka dhageyso Itune & spreaker, ama baraha youtube iyo facebook uu ku leeyahay radiyuhu.
Information
Author | Amina Sounds |
Organization | Heybad Radio |
Website | - |
Tags |
-
|
Copyright 2024 - Spreaker Inc. an iHeartMedia Company