Cajabeey Cajiibeey: Ashqaraarkii Ekeeyaha

May 30, 2021 · 10m 23s
Cajabeey Cajiibeey: Ashqaraarkii Ekeeyaha
Description

Dadka ku xeeldheer abla-ablayta fanku waxa ay heesaha ku sheegaan inay yihiin: ‘fanka isku lammaaneeya midho dux leh, cod dabacsan iyo muusik dananaya oo helay dhag la jaanqaadda quruxda habdhacooda,...

show more
Dadka ku xeeldheer abla-ablayta fanku waxa ay heesaha ku sheegaan inay yihiin: ‘fanka isku lammaaneeya midho dux leh, cod dabacsan iyo muusik dananaya oo helay dhag la jaanqaadda quruxda habdhacooda, kaas oo ay wadaagaan dhammaan ilbaxnimooyinka dunidu.’ Heesta cajabeey waxa ay isku darsatay luuq halaasiya oo aan laga xiiso goynayn, midho soohan oo dareenka la falgalaya, laxan quluubta beerqaadaya iyo muusig ruuxda xaradhaaminaya.Maqaalkan waxaa qoray; Ustaad Cali IleeyeWaxaa codeeyey; Cabdiraxmaan Sabriye
show less
Information
Author Mustafa Osman
Organization Mustafa Osman
Website -
Tags
-

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Podcast Cover

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search