Settings
Light Theme
Dark Theme

Axmed Mooge - Heesta Yaa Nuuralcayn ( Kaban Aad U Macaan)

Axmed Mooge - Heesta Yaa Nuuralcayn ( Kaban Aad U Macaan)
Sep 22, 2018 · 5m 30s

nabaadeey waxaa qaba ninka adiga oo nool nimco kula wadaagee necbiyaa abaaree doogi nugaaliyo naqa jecliyaayee narureey hadhkan ku nastee yaa nuural cayn siduu nabarku igu yahay nasiiboo waxaa jira...

show more
nabaadeey waxaa qaba ninka adiga oo nool nimco kula wadaagee necbiyaa abaaree doogi nugaaliyo naqa jecliyaayee narureey hadhkan ku nastee yaa nuural cayn siduu nabarku igu yahay nasiiboo waxaa jira niyadii buseeshiyo nacab baratamaayee anba nugubta weeyee nudiga iyo jiintii nadi igama goynine wada nuugto jacayl noqone yaa nuural cayn siduu nabarku igu yaahay
show less
Comments
Nabiil Dahir

Nabiil Dahir

3 years ago

Alla cod macaanaa
Information
Author Rageedii©
Website -
Tags

Looks like you don't have any active episode

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Current

Podcast Cover

Looks like you don't have any episodes in your queue

Browse Spreaker Catalogue to discover great new content

Next Up

Episode Cover Episode Cover

It's so quiet here...

Time to discover new episodes!

Discover
Your Library
Search